Ramadan Mubarak.
Asallaamu Alleykum :-
dhamaan walaalaha Muslamiinta ku xiran netwageaan ama Wabsitekeena,Ururuka Horumarinta Marka Cadeey, waxeey qaban doonaan bisha ramadam Barnamij lamagac Baxay Afuri Walaalka Ama walashada Muslimka ah …iyadoo la siin doono dadka aadka uliito oo aan heli karin Afur Insha allahi Qof waliboo jecel in u baxsado Sadaqo hala soo xiriro : Tel:+252615579911 Saalim Cumar Cabdalla , Saalim Shaambo. magalada Marka Cadey gobolka shabellada hoose.

